Daawo Sawirada:- Xaruntii Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed UDHIS oo La Dhagax Dhigay

0
Tuesday July 03, 2018 - 19:38:44 in News & Events by Super Admin
  • Visits: 1507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada:- Xaruntii Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed UDHIS oo La Dhagax Dhigay

    MUQDISHO:- Maanta oo taariikhdu tahay 24.4.2016 waxaa la dhagax dhigay Xaruntii Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashtooyinka soomaaliyeed UDHIS oo ku taala Waddada Warshadaha, xarunta waxa ay ku burburtay Dagaalladii sokeeye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUQDISHO:- Maanta oo taariikhdu tahay 24.4.2016 waxaa la dhagax dhigay Xaruntii Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashtooyinka soomaaliyeed UDHIS oo ku taala Waddada Warshadaha, xarunta waxa ay ku burburtay Dagaalladii sokeeye.

Sidaa daereed waxaa maanta la dhagaxdhigay Dhismihii xarunta u ahayd Ururuka waxaana si  rasmi ah u dhagax dhigay Wasiirka Wasaaradda howlaha guud iyo Guryaynta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ing. Saalax waxaa kale oo ka soo qaybgalay Agaasimayaasha Wasaaradaha Beeraha,Gaadiidka iyo duulista hawada, iyo hawlaha guud, waxaa kale oo ka soo qaybgalay Guddoomiyaha UDHIS Cali Cabdulle Guure, iyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad UDHIS Mudane Cadceed Cismaan Shuuriye.


Waxaa kale oo munaasabaddaas ka soo qaybgalay xubno ka kala socday qaybaha ururka Iskaashatooyinka sida beeraha, Kalluumaysiga, Farshaxanka Gaadiidka,iyo Kaymaha iyo xoolaha, shirkasoo uu ka warbixiyay Xoghayha Guud ee UDHIS mudane yuusuf Maxamed Maxamuud.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc