Daawo Sawiro: Muqdisho oo lagu Qabtay Maalinta Baddaha Aduunka

0
Saturday June 08, 2019 - 04:32:47 in News & Events by Muna Hussein
  • Visits: 1248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro: Muqdisho oo lagu Qabtay Maalinta Baddaha Aduunka

    Raysal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay munaasabadda maalinta badaha aduunka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay munaasabadda maalinta badaha aduunka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

Olole lagu nadiifinayo xeebaha dalka ayaa laga sameeyay qaybo kamid ah xeebta caasimadda Muqdisho intii ay socotay munaasabadda Xuska maalinta caalamiga ah ee badaha (June 8) oo ay si wadajir ah u diraariyeen sannadkaan Iskaashatooyinka kallumeysiga, wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Dekadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda Maryan Aways, ayaa Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka warbixin kooban ka siisay munaasabadda xuska oo lagu maamuusay qashan saarka xeebaha.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa sheegay in badda dheer ee dalka Soomaaliya ay qayb ka tahay ilaha dhaqaale ee ugu wayn dalka, ayna muhiim tahay in laga shaqeeyo hagaajinteeda si ummadda Soomaaliyeed ay uga helaan faa’iido ballaadhan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc