Shir saddex geesood ah

0
Thursday May 16, 2019 - 15:18:24 in News & Events by Muna Hussein
  • Visits: 1075
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir saddex geesood ah

    Shir saddex geesood ah oo lagu qabatay Xarunta Dalladda Iskaashatooyinka Kalluumaysiga Hibo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir saddex geesood ah oo lagu qabatay Xarunta Dalladda Iskaashatooyinka Kalluumaysiga Hibo Shir seddex geesood ah oo lagu qabatay Xarunta Dalladda Iskaashatooyinka Kalluumeysiga Hibo kaasoo ay ka soo qayb galeen madax ka kala socotay Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda, Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed iyo madax ka socotay Iskaashatooyinka Kalluumaysiga. Shirkaas oo looga hadlayay sidi ay u wada shaqeyn lahaayen sedaxdaan Hay,adood. shirkii lagu qabtay xarunta Iskaashatoyinka Kallumeysiga ee Hibo waxa uu ku soo idlaaday jawi is afgarad ah Alhamdulillah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc