Wasaaardda Kaluumeysiga XFS oo Iskaashatooyin Kalluumeysi ku wareejisay dooman+sawiro

0
Sunday March 31, 2019 - 15:12:31 in News & Events by Muna Hussein
  • Visits: 1295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wasaaardda Kaluumeysiga XFS oo Iskaashatooyin Kalluumeysi ku wareejisay dooman+sawiro

    Munaasabadda Wareejintaan doomanka iyo xiritaanka tababarkii loo qabtay Iskaashatooyinka Kalluumeysiga Hirshabeele,Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir oo ka dhacday Muqdisho waxaa masuuliyiintii ka qayb gashay ka mid ahaa wasiir ku xigeenka wasaarad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabadda Wareejintaan doomanka iyo xiritaanka tababarkii loo qabtay Iskaashatooyinka Kalluumeysiga Hirshabeele,Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir oo ka dhacday Muqdisho waxaa masuuliyiintii ka qayb gashay ka mid ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda

mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow , Serge Tissot Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan FAO , John Purvis Madaxa Qaybta Kalluumeysiga ee FAO ,Iidle Siyaar wasiirka Kalluumeysiga ee Hirshabeelle ,Xasan Maxamed Rooble guddoomiyaha Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir.

Kalluumeeysatadan maanta doomaha iyo qalabka lagu wareejiyay ayaa kala socday toban Iskaashato oo ka jira gobolka Banaadir , Hirshabeelle iyo Koonfurgalbeed Soomaaliya , waxaana la siiyay doomo casriya oo cabirkoodu yahay 7.5 iyo 8.5 iyo waliba dhamaan qalabka lagu Kalluumaysto oo dhameyntiran oo ku jiro .

 

Xasan Maxamed Rooble guddoomiyaha Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo munaasabada hadal ka jeediyay ayaa sheegay in iskaashatooyinku ay is garabsadaan,ayna istaageeraan,isagoo xusay in qofkasta doonta la siiyay uusan lahayn balse lagula xisaabtamidoono,iyadoo maamulka Iskaashatooyinkuna ay soo gudbin doonaan wixii warbixino ah oo ka yimaada doomankaasi la qeybiyay.

 

Serge Tissot Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan FAO oo isna madasha ka hadlay ayaa sheegay in Hey’aada FOA ay garabtaan tahay Kalluumeysatada Soomaaliyeed , isagoona intaas raaciyay in saddexdii biloodba lagu kor joogtayn doono Kalluumeeysatada doomaha iyo qalabka lagu wareejiyay oo lagula xisaabtami doono

 

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow ayaa talo iyo dardaaran u soo jeediyay kalluumeeysatadan tababarkan u soo xirmayay ee doomaha lagu wareejinayay isagoona sheegay in lagula xisaabtami doono qof walba waxaa maanta loo dhiibay.

 

Wasiirka ayaa waxaa uu intaan ku daray in Iskaashaatadii ama qofkii doomaha iyo qalabkan la siiyay ilaashata in wasaaradda iyo Hey’aada FOA ay ku abaal marin doono qalab iyo wax kasta oo ay u baahan yihiin .

EnglishTranslate

Somali federal government gives fishing boats to the fishery cooperatives.

The ceremony was attended by the Deputy Minister for Fisheries and Marine Resources Abdullahi Omar Abshirow, Serge Tissot, FAO Representative for Somalia, John Purvis Head of FAO Fisheries, Iidle Saabo, Hirshabeelle Fisheries Minister, Hassan Mohamed Roble, Governor of Banadir Region.

Minister of Fisheries and Marine Resources Abdullahi Omar Abshiroow, Serge Tissot Somalia's representative in the FAO, John Purvis Head of the FAO Fisheries Department, Iidle Siyar Minister of Fisheries in Hirshabelle, Hassan Mohamed Roble the chairman of fishery cooperatives network of Banadir Region.

The fishermen were fed up today with 10 cooperatives in the Banadir region, Hirshabelle and south west Somalia, and it was given modern boats of 7.5 and 8.5, as well as all fishing equipment.

 

Hassan Mohamed Roble, chairman of the Benadir Regional cooperatives network who spoke at the ceremony, said the co-operatives are still standing, saying that no one has been provided but will be accountable, and the Collaboration Authority will report any reports from these equipment distributed.

 

Sergei Tissot, Somalia's representative for FAO, said the FOA supports of the Somali fishermen, by adding every three months will be monitored of fishing boats and equipment for accountability.

 

The Minister of Fisheries and Marine Resources Hon. Abdullahi Omar Abshiroow recommended the fishermen to these training fishing boats and said that it would be accountable to everyone.

 

The minister added that the collaboration and everyone saving fishing boats and the equipment provided by the ministry and the FOA will reward the equipment and everything they need.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc