Daawo sawirada tababar lagu qabtay howlka tababaradda ee HIBO Fishery Cooperatives and development Network.

0
Tuesday March 12, 2019 - 11:44:15 in Projects by Muna Hussein
  • Visits: 1257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo sawirada tababar lagu qabtay howlka tababaradda ee HIBO Fishery Cooperatives and development Network.

    Waxaa shalay oo taarikhdu aheyd 11/03/2019 laso gabagabeeyay tababar loo qabanaye xirfadlayaal kallumeysato ah oo gaarayay 20 rag iyo 20 dumar ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa shalay oo taarikhdu aheyd 11/03/2019 laso gabagabeeyay tababar loo qabanaye xirfadlayaal kallumeysato ah oo gaarayay 20 rag iyo 20 dumar ah.

Tababarkaas oo soconaayay muddo 9 maalin ah oo loogu talagalay in lagu hormariyo xirfadooda shaqo sido kalana lagu gudoonsiiyay shahaadooyin dadkii ka qeyb galay tababarka. Tababarkaas oo ay fuliyeen hay’addaha kala ah SMEF iyo BDO waxaana maalgalinaaye bankiga caalamiga ee Aduunka tababarkaas oo ka dhacay ama lagu qabtay howlka tababarada ee HIBO Fishery cooperatives and development Network.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc