Sawiro tababar soconaayay 2 bilood oo lasoo gabagabeeyay

0
Friday February 01, 2019 - 14:52:23 in News & Events by Muna Hussein
  • Visits: 1005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro tababar soconaayay 2 bilood oo lasoo gabagabeeyay

    Tababarkas oo socday muddo 2 bilood ah waxaa lagu qaatay cilmiga badda, sida loo sameyo shabaagta iyo habeynta kalluunka. Waxa mudada uu socday tababarkaas fulinaayay Hay'adda Italian National Support Element. waxaa sido kale hirgaliyay Dallada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababarkas oo socday muddo 2 bilood ah waxaa lagu qaatay cilmiga badda, sida loo sameyo shabaagta iyo habeynta kalluunka. Waxa mudada uu socday tababarkaas fulinaayay Hay'adda Italian National Support Element. waxaa sido kale hirgaliyay Dallada Iskaashatooyinka Kallumeysiga ee HIBO.

Tababarkaas oo ahaa theory iyo practical ayaa loo soo gabagabeeyay ardayda waxana la gudoonsiiyay shahaadooyin kuwaas oo cadeen u ah cilmigi ay barteen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc