Daawo Sawirada:- Arday 50 ah oo muddo 6 bilood ah tababar qaadanayay oo shahaado la gudoonsiiyay

0
Tuesday February 05, 2019 - 13:06:10 in News & Events by Muna Hussein
  • Visits: 1161
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada:- Arday 50 ah oo muddo 6 bilood ah tababar qaadanayay oo shahaado la gudoonsiiyay

    Taariikhud markey aheey 27/01/2019 waxaa arday muddo 6 bilood ah loo tababaraayay Cilmiga Badda iyo Kallumeysiga la gudoonsiiyay Shahaadoyin iyo Agab kale oo ay ka mid ahaayeen Dooman iyo qalabkii doomanka lala isticmalayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikhud markey aheey 27/01/2019 waxaa arday muddo 6 bilood ah loo tababaraayay Cilmiga Badda iyo Kallumeysiga la gudoonsiiyay Shahaadoyin iyo Agab kale oo ay ka mid ahaayeen Dooman iyo qalabkii doomanka lala isticmalayay


Ardaydaas oo gaarayeen 50 Arday waxey kamid ahaayeen qaxootigii dalalka kenya iyo Yemen dib uga soo laabtay.

Tababarkaas waxaa hirgaliyay Dallada Iskaashatooyinka Kallumeysiga ee HIBO iyo Hay'adda COOPI oo kaashanaaya UNHCR.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc